Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka sidoo kalena ah musharax Madaxweynaha Galmudug ayaa ka hadlay Ciidamada kala duwan ee Dowladda Soomaaliya geysay Dhuusamareeb.
Isaga oo Su’aal Maanta Golaha Shacabka hortooda ku weeydiinayey Wasiirka Gaashaandhigga ayuu sheegay in Ciidamadaas Dowladdu dooneyso inay ku Afduubato Doorashada Galmudug iyo isaga oo musharax ah.
Hoos Ka Daawo muuqaalka hadalka Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa.
Xildhibaan Odawaa"Ciidamada la geeyey Dhuusamareeb Doorashada & Aniga ayaa la doonayaa in leygu Afduubo"
Posted by Risaala Media Corporation on Monday, December 16, 2019



