Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo:-Xildhibaan sheegay in Dowladdu doonayso inay Afduubto

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka sidoo kalena ah musharax Madaxweynaha Galmudug ayaa ka hadlay Ciidamada kala duwan ee Dowladda Soomaaliya geysay Dhuusamareeb.

Isaga oo Su’aal Maanta Golaha Shacabka hortooda ku weeydiinayey Wasiirka Gaashaandhigga ayuu sheegay in Ciidamadaas Dowladdu dooneyso inay ku Afduubato Doorashada Galmudug iyo isaga oo musharax ah.

Hoos Ka Daawo muuqaalka hadalka Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa.

Exit mobile version