Xaaskii hore ee Taliyihii Ciidamada Gorgor xoogga dalka Soomaaliyeed ee lagu dilay Magaalada Muqdisho Caasho Xuseen Sheekh Cali ayaa ka hadashay waxyaabihii ay ku xasuusatay iyo Taariikhdiisa.
Sidoo kale waxaa ay sheegtay in Maxaadey Suleymaan Eebakar ka sokoow inay aheyd marwadiida ay sidoo kale ahaayeen Saaxiibo qaaali,hayeeshee dilkiisa aysan weli Cadaalad u helin.
Hoos Ka Daawo Idaacadda Risaala oo ku booqatay hoyga ay ka degan tahay, iyada iyo Carruur ay dhashay.



