Kismaayo-RisaalaFM- Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose lagu dhaariyey golaha wasiirada cusub ee maamulka Jubbaland .
Gudoomiyaha baarlamaanka Jubbland Cabdi Cabdirahmaan Maxamed ayaa dhaariyey madaxweyne ku xigeen iyo wasiirada cusub maamulka ee maamulka Jubbland.
Dhawaan madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa magacaabay wasiiro,wasiir ku xigeeno, wasiir dowlayaal iyo sidoo kale madaxweyne ku xigeenka jubbland




