Daawo:-Wasiir Ducaale” Waxaa jira dowlado nala soo xiriirey si ay dhaawacyada u qaadaan”

Wasiirka Amniga oo faah faahiyey sida ay u socdaan Gurmadka dadkii ku dhaawacmay qarixii shalay oo qaarkood dibadda loo qaadayo.

Wasiirka Amniga oo sidoo kale ah Guddoomiyaha Guddiga ee uu Magacaabey Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in Dowladda Qatar ay sidoo kale la soo xiriirtay si ay dhaawacyada qaar u qaado.

Dadka Maanta la qaaday ayaa waxaa ku jira meydadka laba Injineero oo u dhalatay dalka Turkiga,kuwaas oo kamid ah dadki ku waxyeeloobey qarixii ismiidaanta ahaa ee shalay ka dhacay Muqdisho.

Wasiirka Amniga oo faah faahiyey sida ay u socdaan Gurmadka dadkii ku dhaawacmay qarixii shalay oo qaarkood dibadda loo qaadayo.

Wasiirka Amniga oo faah faahiyey sida ay u socdaan Gurmadka dadkii ku dhaawacmay qarixii shalay oo qaarkood dibadda loo qaadayo.Wasiirka Amniga oo sidoo kale ah Guddoomiyaha Guddiga ee uu Magacaabey Ra'iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in Dowladda Qatar ay sidoo kale la soo xiriirtay si ay dhaawacyada qaar u qaado.Halkan Ka Daawo muuqaalka oo dhameystiran,https://youtu.be/y-MHtc3ziaI

Posted by Risaala Media Corporation on Sunday, December 29, 2019