DAAWO: Sidda Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya  ayaa soo gaarey Magaalada Baydhabo .

Waxaana Garoonka Diyaaradaha Magalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Kgs Gudomiyaha Baarlamanka Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Kgs ,mas’uliyiin kala Duwan iyo ururrada Bulshada ra’idka Baydhabo.