DAAWO SAWIRRADDA: R.W kheyre oo gaaray Saldhigga Turkiga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa gaaray Saldhigga Turkiga oo ku yaalla degaanka Jazeera ee Muqdisho kasoo lagu waddaa in saacaddaha soo socda Xariga laga jaro.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa hadda ku sugan Gudaha Saldhigga , iyadoona halkaasi ay ka socoto qabanqaabadda Furitaanka Saldhigga.

Waxaa hadda sidoo kale ku sugan Gudaha Saldhigga Taliyaha Guud ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Cirfiid.