Waxaa lagu wadaa in si rasmi ah loo furo saldhiga milatari ee Turkigu ka dhistay Muqdisho, kaas oo lagu tababari doono ciidanka qaranka ee Soomaaliya. Saldhigan ayaa markiiba marti galin kara kun iyo shan boqol oo askari.

Xuquuqda Sawirrada waxaa leh BBC.


