DAAWO SAWIRRADA: Sida Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa maanta booqasho ku tagey dalka Djibouti.
4 1 2 3