DAAWO SAWIRRADA: Qaraxii uu ka badbaaday Xildhibaan Abukaato

Xildhibaan Maxamuud Abukaato oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka, ayaa xalay ka badbaaday qarax miino oo gaarigiisii lagula beegsaday wadada Taleex ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Qarax4-3 Qarax1-3 Qarax2-3 Qarax3-4