DAAWO SAWIRO: Sidda Madaxweynaha Eritrea Muqdisho loogu soo dhaweeyay

Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo qaar ka mid Shacabka Muqdisho ayaa soo dhaweeyay Madaxweynaha.