Daawo Sawirada: Weerarkii ka dhacay Hotel Naasa Hablood

Muqdisho-RisaalaFM- Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyootay in ka badan 20 ruuxna wey ku dhaawacmeen weerar xoogan oo shalay galinkii dambe lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood one ee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Weerarka oo socday muddo Saacado ah ayaa markii dambe dowladda Soomaaliya waxay sheegtay in ay soo afjartay weerarkaasi.

Dadka goobta ku dhintay ayaa u badnaa dad shacab ah oo goobta maraayey sida uu warbaahinta u sheegay wasiirka wasaarada amniga dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed.

Dadka ku dhintay Hotelka Naasa hablood waxaa la sheegay in ay kujireen askar katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ,ilaaladii hotelka, dad shacab ah oo goobta maaraayey , sidoo kale dadkii ganacsiyada ku heystay xarumaha kasoo horjeeda Hotel Naaso Hablood oo ay ka mid tahay kaalin shidaal gubatay.

1 2 3

A Somali government soldier takes position during gunfire after a suicide bomb attack outside Nasahablood hotel in Somalia's capital Mogadishu, June 25, 2016. REUTERS/Feisal Omar

5

A Somali government soldier runs to take position during gunfire after a suicide bomb attack outside Nasahablood hotel in Somalia's capital Mogadishu, June 25, 2016. REUTERS/Feisal Omar

7 9 10

A Somali soldier takes position during  attack on  Nasahablod Hotel, Mogadishu,Somalia, Saturday, a June 25, 2016 . A Somali police officer says a suicide car bomber detonated an explosives-laden vehicle at the gate of a hotel in Mogadishu followed by gunmen who were fighting their way into the hotel..(AP Photo/Farah Abdi Warsameh)