Dowladda oo Daahfurtay Mashruuca Maaliyada Ciidanka Qaranka
, Tababar ka faa’iideysashada Cadceeda oo Muqdisho lagu soo gabogabeeyey,
Ciidamada XDS oo 8 Al-Shabaab ah ku dilay deegaanka Gaanjo-roon,
Madaxweynaha oo Waraaqihii Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Talyaaniga,
Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay dhismaha Wasaarada Waxbarashada ee Puntland,
, Ciidanka oo Howlgalo ka sameeyey Suuqa Bakaaraha,
Shirka Maamul u sameynta Dowlad Goboleedka Hiiraan & Sh/Dhexe oo wajigiisii labaad u gudbay iyo Tababarka ururinta macluumaadka Kalluumeysiga oo Muqdisho lagu qabtay.



