Daawo Sawirada Waxqabadka Dowladda ee isbuucii la soo dhaafay

Madaxweynaha oo Qalinka ku duugay Sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka,

Taliska Booliiska oo Hoggaanka Isgaarsiinta Booliska ka hirgeliyey Kismaayo,

Ciidanka Danab oo Howlgal Qorsheysan ka fuliyey deegaanka Sunguuni,

Dowlada oo hirgelineysa Istraatejiyada ka faa’iideysiga Kheyraadka Badda,

Dowladda oo hirgelineysa Xeerka Dhaqanka ee Xalinta Khilaafaadka,

Dood Cilmiyeed ku saabsan Soohdimaha Dowlad Goboleedyada oo lagu qabtay Muqdisho,

Wasiirka Gaashaandhiga oo Ciidamada XDS tababar u soo xiray,

Maleeshiyada Al-Shabaab oo laga saaray deegaanka Luuq Jeelow,

Suuq laga hirgeliey Degmada Warshiik iyo Madaxweynaha oo soo xiray Shirka Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed.

weekly weekly9 weekly8 weekly7 weekly6
weekly4 weekly1