Daawo Sawirada: Wafdi ka socda UNDP-da oo gaaray Cadaado

Waxaa maanta magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud gaaray saraakiil sar sare oo ka tirsan hey’adda UNDP-da ee Q.M.

Waxaana ay magaalada Cadaado kulan kula yeesheen xubno ka mid ah maamulka Galmudug iyo madxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi Cabdi Carabey.

Kulanka ayaa waxa ay iskula soo hadal qaadeen hormarinta deegaanada maamulka Galmudug iyo sida Galmudug ay dhinacadeeda kaalin uga qaadaneyso doorashada sanadkan la filayo in ay ka dhacdo dalka.

1, 3, 4, 5,