Daawo Sawirada Qaraxyo Mataano ah oo ay ku dhinteen 15 qof

Ugu Yaraan  15  qof ayaa ku dhimatay tiro intaasi ka badana waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii Qaraxyo xooggan ay ka dhaceen gobolka ku yaalla Waqooyiga  Suuriya ee Aleppo.

Qaraxyada oo Mataano ahaa Waxaa ay ka dhaceen Tuulada lagu magacaabo Dayr Hafir, oo 50 KM u jirta Magaalada Aleppo.

Sida laga soo xigtay ilaha Ammaanka Magaalada Aleppo Qaraxyadaasi waxaana ku dhintay dad isugu jira Shacab iyo sidoo kale Askar.

Mas’uuliyadda weerarkaasi ayaa waxaa lagu eedeeyay Kooxda Daacish inkastoo aysan wali sheegan.

download (1) dadb61de-99ba-40d6-afac-d86e22b2571a d4b2c5fd-231f-4560-ba13-48cb166fcd85