Daawo Sawirada Qaraxii Saaka ka dhacay Muqdisho

Ugu Yaraan 12 qof ayaa ku dhimatay Qaraxii ka dhacay dhismaha laanta Canshuuraha ee ku dhow dekeda Weyn ee Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Qaraxa ayaa   ahaa mid loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa.

Dadka ku dhintay Qaraxa ayaa u badnaa muruqmaalkii dekedda Muqdisho.
Qaraxa waxa loo adeegsaday Gaari nuuciisa lagu sheegay Caasi.
lllllllllllllll oooooooooooooooooo

d8-768x576 d7-768x576 d6-768x576 d5-768x576 d1