Daawo Sawirada: Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ku guuleystay Xoghayaha NUSOJ

Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa caawa waxa uu noqday Xoghayaha ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ kadib markii markii tanaasulay musharixii la tartamayay Cali Baashi C/laahi.

Sidoo kale waxaa Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ku guuleystay Gudoomiyaha ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ.

Macalimuu 1

jo ko 2-- 4--

5--