Daawo Sawirada Maxamed Cali Samatar oo Aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho

Waxaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyay xarunta wasaarada Gaanshaandhiga Soomaaliya alle ha u naxariiste Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

Meydka Marxuumka ayaa la geeyay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya halkaas oo Salaadda Janaasada ay kula tukadeen Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo shacab aad u farabadan.

Aaska Waxaa kasoo qeygalay Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya waxana sheegeen in Maxamed Cali Samatar uu ahaa shaqsi waxbadan kasoo qabtay dhismaha ciidanka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud , gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra’iisulwasaaraha dalka iyo qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha Maamul goboleedyada ayaa ka qeyb galay Aaska Marxuum Maxamed Cali Samatar.

Saraakiil ka ka tirsan Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo  la soo shaqeeyay Jeneral Samatar ayaa sheegay in uu ahaa nin heerka ugu sareeya ka gaaray Darajada Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

14088461_1833951773501518_4103525823760112820_n 14102602_1833951673501528_3357024284393276614_n (1) - Copy 14141727_1833951826834846_7331628585777390398_n - Copy 14117915_1833951733501522_7527859126015328466_n - Copy 14117754_1833951593501536_6067846914909597393_n - Copy 14117754_1833951593501536_6067846914909597393_n (1) - Copy 14141727_1833951826834846_7331628585777390398_n 14117915_1833951733501522_7527859126015328466_n 14117754_1833951593501536_6067846914909597393_n 14117754_1833951593501536_6067846914909597393_n (1)
14102665_1833951580168204_422278090393879594_n (1) 14102602_1833951673501528_3357024284393276614_n 14102602_1833951673501528_3357024284393276614_n (1)