Daawo Madaxweyne Gaas oo booqday Garacad loona soo bandhigay maxaabiista Alshabaab

Madaxweynaha maamulka Puntland  C/wali  Maxamed Cali Gaas ayaa booqasho waxa uu ku tagay deegaanka Garacad ee gobolka Mudug.

Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay xubno ka mid ah golaha wasiirada, saraakiisha ciidanka iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha ayaa markii uu gaadhey deegaanka Garacad ayaa waxa uu kulamo xog waraysi ah oo ku saabsan xaaladda guud ee deegaanka iyo dagaaladii ay ciidanka Puntland la galeen Al-shababaab uu la qaatay masuuliyiintii hawl-galka qaybta ka ahayd oo isugu jirey wasiiro iyo Saraakiil ciidan.

1 2 3 4 5 6 7 8 10 11 12 13 15 16 17 18 19 20 21 22 24 25 25 26 27 28 1