Daawo Sawirada Maamulka cusub ee degmada Gaalkacyo oo xilka loo dhaariyey

Waxaa magaalada Gaalkacyo qeyta Puntland  kusoo gaba gaboobay  doorashada duqa magaalada Gaalkacyo sidoo kale ku xigeenadiisa.

Xildhibaanada Golaha deegaanka Gaalkacyo ayaa Maxamuud Yaasiin Tumeey u doortay duqa cusub ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, oo horay si KMG ah xilka u hayay.

Sidoo kale xildhibaanada golaha deegaanka Gaalkacyo ayaa Farxaan Cabdi Gafaa u doortay gudoomiye ku xigeenka magaalada Gaalkacyo.

IMG_9438 IMG_9433 IMG_9483 IMG_9476 IMG_9475 IMG_9472 IMG_9471 IMG_9470 IMG_9469 IMG_9468 IMG_9467 IMG_9465 IMG_9462 IMG_9453 IMG_9452 IMG_9447-1 IMG_9442-1