Isu soo bax roobdoon ah oo Maanta ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre iyo sidoo kale Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.
Banaanbaxan oo dhowaan ay ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Masjidka Isbaheysiga Qaranka ayaa lagu tukaday Salaad Roob doon ah .




