Ciidamada maamulka Galmudug ayaa Waxa ay magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigeen maxaabiis ay ka soo qabeetn Al-shabaab.
Ciidanka Galmudug Waxa ay dhanka Kale dhaawac Ahaan u soo Qabteen ilaa 4 kuwaasi oo Ciidanka Galmudug qeybta Caafimaadka Gar Gaar u Fidiyeen.
Tirada la soo Bandhigay Ayaa ahaa 20 kamid ah ururka Al-shabaab kuwaas oo Galmudug deegaanadeeda soo gaaray.



