Daawo Sawirada Dhacdooyinkii ugu layaabka Badnaa ee ka dhacay Afrika 2016-dii

Grey line

Oscar Pistorius walks across the courtroom without his prosthetic legs during the third day of Oscar's hearing for a resentence at Pretoria High Court on June 15, 2016 in Pretoria, South Africa.
Oscar Pistorius ayaa iska bixiyey lugaha macmalka ah ee uu ku socdo wuxuuna u dhaqaaqay qolka dhegeysiga Maxkamaddii ku socotay dalka Koonfur Afrika bishii June.
 
 
People burn worthless note bearers
Dibadbaxayaal reer Zimbabwi ah ayaa bishii August ku gubey magaaladda Harare ee caasimadda lacag naqad ah oo duug ah, iyaga oo ka mudaharaadaya lacagta cusub ee la sameeyey oo la rabey in ay caawiso doollarka oo yaraadey.
 
Market in Okavu, north-western Uganda 18 August 2016
Dhinacan waddadu waa Yugaandha, dhinacana waa Jamhuuriyada Dimuqraadiga Koongo, Qiimaha Basashu waa isku mid labada dhinacba.
 
Rwanda sitting volleyball players in a line at the Paralympic Games in Rio de Janeiro, Brazil - Saturday 10 September 2016
maalintaas, kooxda kubada koleyga ee Ruwanda ayaa ku heestey heesatii calanka ee wadankooda ka hor intii aanay la cayaarin Shiinaha.
 
Two participants from Imatong and Terekeka counties take part of the South Sudan National Wrestling Competition for peace at Juba Stadium, on Wednesday 20 April 2016 2013.
Koonfurta Suudaan waxay caan ku tahay legdinta, bishii Abril waxa ay markii ugu horreysey qabteen tartankii ugu horreeyey illaa intii dagaalka sokeeye ka dhacay sannadkii 2013-ka.
 
A protester throws rocks next to burning tyres during a demonstration on July 6 2016, in Bulawayo Zimbabwe
Dibadbaxyo aan hore loo arag ayaa ka dhacay Zimbabwe sannadkii 2016-ka. Kadib markii la xirey laba qof oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshadda, dibadbaxayaal iy booliis ayaa iskaga hor yimi magaaladda labaad ee ugu weyn ee Bulawayo.
 
A man walks his donkey and its load through flooded streets Beledweyne, north of Mogadishu, Somalia - Thursday 26 May 2016
Daadad waaweyn oo ka rogmadey Beledweyne, oo waqooyi ka xigta Caasimada Muqdisho ayey dad badani ka qaxeen guryahoodii bishii May.
 
On Sunday, a young woman is seen through the horns of a bull at a cattle camp in South Sudan 24 April 2016
Bishii Abril, gabadh yar ayaa lagu dul arkey iyada oo fuushan geesaska dibi xero lo’ada lagu dhaqo Koonfurta Suudaan.
A soldier blowing a horn during a military operation in Eastern Nile State, South Sudan - Sunday 16 October 2016Image copyrightEPA
 October, Askari ka tirsan Suudaanta Koonfureed ayaa geeska saca Hoon ka dhigaya iyadoo lagu jiro hawlgal ciidan.
Kenyan children visit the still-smouldering pyres of more than 100 tonnes of elephant tusks and over 1 ton of rhino horns, in Nairobi National Park, Kenya Monday, May 2, 2016Image copyrightAP
Faanta maroodiyada 6,700 ayaa lagu gubey Beerta Xayawaanka ee Nairobi Kiiniya, iyada oo lagu muujinayo sidda  ay wadanka uga go’an tahay in la badbaadiyo maroodiyada.
Burning elephant tusk in Nairobi, Kenya - Saturday 30 April 2016
Zimbabwean President Robert Mugabe blowing out cake candles, Harare, Zimbabwe - Monday 22 February 2016
Madaxweynaha Zimbabwe  Robert ayaa bishii Febraayo ugu dabaal degay dhalashadiisii 92aad.
A Rastafarian smokes, center, after an early morning religious ceremony in Knysna, South Africa, Tuesday, May 10,
Magaaladda Knysna ee Koonfur Afrika, nin Rastafarian ah ayaa u ogolaadey sawir qaade in uu duubo isaga oo u dabaal degaya diintiisa oo ay ku jirto isaga oo tuunbo ka cabaya xashiishad.
Yosri Adjili, 25, who is unemployed, goes on a hunger strike with his mouth sewed during a sit-in protest to get jobs, at the local government office courtyard in Kasserine, Tunisia, January 27, 2016
Mudaharaadyo ka dhashay shaqo la’aanta ka taagan Tunisa, Nin shaqo la’aan ah ayaa iska xiray bushimaha taasi oo qayb ka ah cunto ka soomid bishii January.
 
Men transport a pig with a motorbike in Kinshasa, Democratic Republic of Congo - Wednesday 28 September 2016
Ugu dambayntiina, mootoda maraysa magaalada Kinshasa, ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, ayaa fariintan “loba biloba in boyi”, oo ah luuqadda Lingala oo macno ah “Dadka afaarahooda ka bax”.