DAAWO:-Risaala oo la kulantay Wiil sameynaya Arrimo layaab leh

Ibraahim Maxamed Jimcaale waa Wiil dhalinyaro ah oo ku nool Magalada Muqdisho waxaa uu sameeyay waxyaabo dadka qaarkood aysan aamineyn,hayeeshee uu Alle ku maneystay.

Risaala ayaa la kulantay,waxaana laga diyaariyay Warbiixntaan oo markii aad daawato aad ka ogaaneyso waxyaabaha uu Alle ku maneystay.

Wariye Axmed Tifow Xasan ayaa soo jeedinaya