Daawo:-Qeybta 2aad dhacdooyinkii Amni ee ka dhacay dalka 2019.

Asxaabeena ku xiran Website-ka iyo Baraha bulshada Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho waxaan usoo gudbineynaa dhacdooyinkii ka dhacay dalka Sanadkaan 2019.

Qeybta 2aad Barnaamijkana oo taxane ah ayaa waxaan Maanta uga hadleynaa dhacdooyinkii Amni ee ka dhacay Soomaaliya,waxana soo jeedinaya Wariye Cabduqaadir Jakaarta.