Daawo:-Qeybta 1aad dhacdooyinkii Siyaasadeed ee ka dhacay dalka 2019

Asxaabeena ku xiran Website-ka iyo Baraha bulshada Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho waxaan usoo gudbineynaa dhacdooyinkii ka dhacay dalka Sanadkaan 2019.

Qeybta 1aad Barnaamijkana oo taxane noqon doona ayaa waxaanma uga hadleynaa dhacdooyinkii Siyaasadeed ee ka dhacay Soomaaliya,waxana soo jeedinaya Wariye Maxamed Abuukar Dabaashe.