Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay waxaa uu shir isugu yeeray Madaxda dowlad Goboleedyada si ay uga wada hadlaan khilaafka kajira doorashooyinka.
Madaxweynaha aya Go’aankaas ka hor waxaa uu kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee ku sugan magaalada muqdisho, kuwaas oo maalmahaan dadaal ugu jiray sidii looga heshiin lahaa Arrimaha doorashoyinka.
Hadaba Warraka soo baxaya ayaa sheegaya in Xubnaha Beesha Caalamka ay Madaxweyne Farmaajo cadaadis saareen.
Halkan Ka Daawo Warbixin ku saabsan Warkaan
https://radiorisaala.com/farmaajo-oo-shir-isugu-yeeray-madaxda-dowlad-goboleedyada/