DAAWO: Khudbada R/wasaaraha Soomaaliya uu ka jeediyay shirka Dooxa

Dooxa-RisaalaFM- Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ku sugan dalka Qadar ayaa khudbad ka jeediyay shirka Magaalada Dooxa ka furmay.

 

https://youtu.be/HdegOtw4B_U