Waa Qeybta 2-aad: Wareysiga Falanqeeye Dr Xasan Sheekh Cali,waxaana uu ku saabsan yahay Saameynta Khilaafka Wadamada Khaliijka ee Siyaasadda Soomaaliya, Xaaladda Dhaqaale & Xalka Mushkiladda Amniga ee Xilligaan.
Waxaa Wareysiga la yeeshay Wariyaheena Mohamed Abuukar Dabaashe.



