DAAWO:-Kharashka ku baxay Diyaaraddii tagtay Jowhar oo ka badan Agabka Caafimaad ee Hirshabeelle lasiiyey

Dowladda Soomaaliya ayaa Agab Caafimaad oo loogu talo galay la dagaalanka iyo ka hortagga COVID-19 waxaa ay geysay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle.

Diyaaradda ayaa laba jeer Jowhar geysay Agabkaas,waxaana xogaha ay heshay risaala ay sheegayaan in Kharashka ku baxay Diyaaraddii tagtay Jowhar uu ka badan tahay Agabka Caafimaad ee Hirshabeelle lasiiyey.

Hoos Ka Daawo Warbixinta Warkaan iyo Wariye Maxamed Cabdi Cali.