DAAWO: Jeneraal Sheegow iyo 22 askartiisa ka mid ah oo maanta maxkamad la soo taagay

Maxkmadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa u fadhiisatay kiiska 23 eedeysane oo uu ku jiro Generaal Sheegow. Dhegaysiga dacwada oo socday in ka badan 10 saacadood ayaa la soo gaba gabeeyey waxaana guddoomitaha maxkmadda G/sare Shuute sheegay in natiijada uu dib kasoo sheegi doono.

halkan ka daawo sida ay u dhacday maxkamadda: