Hooyo Mako Maxamed Axmed waa mid ka mid ah hooyooyinka ku nool Magalada Muqdisho waxaa ay sheegtay in mudo ka badan Hal sano uu Wiilkeda u xiran yahay magafaha Libya,isla markaana uu weeydiistay lacag madax furasho ah.
Xarunta Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayay Maanta soo booqatay,waxaana Shacabka Soomaaliyeed ay ka codsatay inay gurmad u sameeyaan si ay Wiilkeeda uga soo badbaadiso Magafaha dalka Libya.
Hoos Ka Daawo Wareysi uu la yeeshay Wariye Cabduqaadir Jakaarta.



