Ethiopia-RisaalaFM- Haweeney u dhalatay dalka Itoobiya ayaa Taariikhda dalkaasi markii ugu horeysay dhashay labo caruur ah oo isku dhegan.
Dhaqaatiirta caafimaadka ayaa waxa ay sheegeen caafimaadka caruurtan in uu aad u wanaagsan yahay.
XIGASHO:- HCTV
https://youtu.be/RLTIzcxspDc



