AKHRISO: Puntland oo Shaqo joojin ku sameysay Mas’uul Sare

Madaxweyne ku xigeenka maamulka  Puntland Eng Cabdixakiin Camay ayaa  Shaqo joojin ku sameeyay Agaasimaha guud ee Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Puntland Maxamuud Faarax Ashkir ka dib markii lagu eedeeyay shaqo xumo.
 as-a-picture