DAAWO: Gurmadka la gaarsiiyay Hooyo Muumino

Muqdisho-RisaalaFM- Hooyo Muumino ayaa maanta la gaarsiyay gurmadkii ugu horeeyay.

Deeqda maanta la gaarsiiyay Hooyo Muumino ayaa waxa ay ka koobneyd Bur, Bariis, Sonkor, Timir iyo Caano.

Sidoo kale waxaa Deeqda qeyb ka ahaa Baaskiilka cuuryaamiinta oo Hooyo Soomaaliyeed ay ugu deeqday.