DAAWO:-Guddoomiye Cismaan Macalimow”Ciidamada Dowladda Nairobi haka soo casheeyaan”

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Gobolka Gedo ahna Madaxa Amniga iyo Siyaasada Gobolka Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) ayaa sheegay in Dowladda faragelin ka wado deegaannada Gobolka Gedo.

Isaga oo Beled-Xaawo kula hadlayay  Ciidamadii Dowladda geysay degmadaas ayaa sheegay hadii Dowladda Kenya ay joojin weyso faragelinta ay weerari doonaan Magaalada Nairobi.

Ciidamada Kenya arbushaad ayay Beled-Xaawo ka wadaan ee ha joojiyaan mana u dul qaadan doono,”Hadii Kenya joojin weyso faragelinta, Ciidamada Dowladda Nairobi haka soo casheeyaan”

Radio Risaala| Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Amniga Gedo

Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji oo ka hadlayay Arrimaha ka socda Gobolka Gedo ayaa yiri"Hadii Kenya joojin weyso faragelinta, Ciidamada Dowladda Nairobi haka soo casheeyaan"Hadaba sidee u aragtaan hadalka Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Gobolka Gedo?

Posted by Risaala Media Corporation on Sunday, 9 February 2020