Daawo:-Farsamayaqaano Gacantooda kula tartamay Warshad (WARBIXIN)

Hoos Ka Daawo farsamayaqaano ku sugan Muqdisho ayaa waxaa ay gacantooda kula tartameen Warshado soo saaray wax badan.

Warbixinta waxaa diyaariyey oo soo jeedinaya Axmed Tifow Xasan.