Burbur xoogan ayaa laga dareemaaya saldhiga ciidanka dowladda Soomaaliya ee degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose , halkaasi oo dhawaan ay weerar ku qaadeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.
Saldhiga dhexdiisa ayaa lagu arkaaya Gawaari ay leeyihiin ciidanka dowladda Soomaaliya ,kuwaa soo ku burburay dagaalkii ay Al-Shabaab kusoo qaadeen degmada Afgooye.
Daawo Sawirada laga soo qaaday saldhiga Ciidanka Booliska degmada Afgooye oo ay todobaad ka hor weerareen Al-Shabaab.



