Daawo:- Aragtida Shacabka Muqdisho iyo xilka qaadisii Kheyre

25-kii Bishaan Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa kulan ay yeesheen Gudoomiyaha Golaha waxaa uu sheegay in xilkii laga qaaday Ra’iisul Wasaarihii Soomaaliya xasan Cali kheyre oo xilkaasi haayay Saddex sano iyo lix bilood.

Hadal-heyn badan iyo in laga soo horjeesto xilka qaadistaas ayaa bilaabatay,waxaana dadka kasoo horjeestay tallaabadaas kamid ah qaar kamid ah Madaxda Dowlad goboleedyada, Siyaasiyiinta mucaaradka iyo Madasha Xisbiyada Qaran.

Hadaba xilka qaadistii Ra’iisul Wasaare Kheyre sidee ayay u arkaan Shacabka Muqdisho.

Halkan Ka Daawo Warbixinta Warkaan iyo Cali Xasan Cali.