Al-Shabaab ayaa joojiyay dhismaha Garoonka kubadda Cagta ee Stadium Mogadisho,Waxaana ay Shaqaalaha ugu hanjabay in aanay xaadiri karin Shaqada ka socota Garoonka Stadium Mogadisho.
Wariye Mohamed Abukar Dabashe ayaa soo jeedinaya Warbixintaan.
Al-Shabaab ayaa joojiyay dhismaha & Dayactirkii ka socday Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Mogadisho.Wariye Mohamed Abukar Dabashe ayaa soo jeedinaya warbixintaan.
Posted by Risaala Media Corporation on Sunday, September 8, 2019



