Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Daawo:-Al-Shabaab oo joojiyay Dhismaha ka socday Stadium Muqdisho

Al-Shabaab ayaa joojiyay dhismaha Garoonka kubadda Cagta ee Stadium Mogadisho,Waxaana ay Shaqaalaha ugu hanjabay in aanay xaadiri karin Shaqada ka socota Garoonka Stadium Mogadisho.

Wariye Mohamed Abukar Dabashe ayaa soo jeedinaya Warbixintaan.

Exit mobile version