Cristiano Ronaldo oo hormar ka sameynaya kubada cagta

Cristiano Ronaldo aya dib u helay qaab ciyaareedkiisii fiicnaa ee Real Madrid waxaana uu hada qarka u saaran yahay iuu dhaafo rikoorka Telmo Zarra oo ahaa ninkii taariikhda oo dhan ugu goolasha badanaa Liga.

Cristiano Ronaldo waa uu Ugu yaraan doonayaa Lix gool si uu u jabiyo Rikoorkii hore Messi uu u dhaafay ee Telmo Zarra.

Waxa uu qaab ciyaared soo jidasho lahaa ka sameeyay Stadio Olimpico. ,isagoo kusoo laabtay dhalinta goolasha bananaka ah tan iyo Bishii Noverber 2015.

record Weeraryahanka No. 7 Madrid ayaa Hadda sare usii kacaya ,waxaana uu doonayaa inuu tariikh ka sameeyay Horyaalka,lakiin waxaa dagaal uu kala kulmayaa Messi ii ah ninka tariikhda oo dhan ugu goolasha badan La Liga,