Claudio Ranieri oo hadiyad qaali ah ka helaya Boqortooyada UK

Claudio Ranieri ayaa laga taageeray, barlamaanka Briatian waxaana ay ku baaqeen haddii uu xagaagan kula guuleysto Leicester horyaalka.

Xildhibaano ka tirsan UK ayaa ku boorriyay Ra’iisul Wasaare David Cameron inuu ku Abaal mariyo macalinkaan guushii ugu weyneyd Premier League .

Dawacooyinku ayaa xilli ciyaareedkan ku dhaw in ay hantaan Horyaalka, waxaana ay u bahan yihiin kaliya sadex guul shanta kulan ee hartay.

Main ImageThe Queen would hand Claudio Ranieri the knighthood if he was nominated

Waxay la ciyaarayaan kooxda West Ham maanta afar xildhibaan oo ka tirsan Barmanaaka UK ayaa ku baaqay Tababaraha Talyaaniga Ranieri in abaamarinta ugu qalisan oo ay bixiso boqortooyada Uk lasiiyo macalinkaaan..

MP Labour Jonathan Ashworth, ayaa yiri Claudio Ranieri waxa uu qabtay, shaqo fiican oo u bahan dhiiro gelin