War ay caawa faafisay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo kaashanayo Taliska AFRICOM ee Ciidamada Mareykanka, ay si fuliyeen howlgalo iyo duqeymo cirka ah oo ka dhan ah kooxda argagixisada Al-Shabaab 20-kii Febraayo 2025.
Howlgalka iyo duqeynta ayaa lala beegsaday maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugnaa agagaarka degmada Buloburte ee gobolka Hiiraan ee Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle, iyadoo laga hortagay iskuday maleeshiyadu ku abaabulaysay weerar gaadmo ah.
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.



