Kooxda Alshabaab ayaa galabta si lama filaan ah ula wareegay degmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeellada dhexe

kooxda Alshabaab ayaa galabta la wareegay degmada Ceelbaraf ee gobalka Shabeellada dhexe.