Ciidamo Macawisley ah oo isaga baxay Farumaha dagaalka degmada Xarardheere

Wararka ka imaanaya degmada  Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa sheegaya on Ciidamada Maxawisleyda  ee ku sugnaa farumaha dagaalka degmadaas ay isaga bexeen Fariisin ku ay ku lahaayeen halkaas .

Ciidamada isaha baxay Aaga degmada Xaarardheere ee gobolka Mudug ayaa watay Gadiidka dagaalka islamarkaanaka u jeheystay sida la sheegay dhinaca degmada Wisil ee gobolka Mudug

Ciidamada ayaa Wararku sheegayaan in ay  Gadoodeen ka dib markii ay waayeen Xuquudii ay lahaayeen looga baxay balan  ahayd in xuquuqdooda ay helayaan .