Ciidamo iyo Shacabka isku horfadhiya Xaafada Dab damiska.

Ciidamada Booliiska iyo shacabkii laga barakiciyay xaafada dab damiska ayaa saaka waxaa ay isku horfadhiyaan goobta, iyadoona la soo sheegayo dad badan la xiray.
Dadka ayaa diidan si qaldan loo isticmaalo dhulkii ay dowladda ka barakicisay.

Halkan ka daawo Faahfaahinta oo dhameystiran.