Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gudaha garmalka Bayern Munichen ayaa isku dayaysa in ay heshiis lagaarto Atoine Griezemann.
The Bild ayaa ogaatay in kooxda Bundesliga ciyaarta ay doonayso in ay xidigan baddal uga dhigto haddii uu kooxda isaga tago Robert Lewandowski.
Griezemann oo xagaagan lala xiriirrinayay inuu kubiirayo Barcelona, ayaa shaaca kaqaaday inuu sii joogayo kooxdiisa Atletico Madrid.
Si kastaba ha ahaatee, Bayern ayaa Ku rajs wayn in ay xidigan kuguulaystay koobka adduunka kasoo qaadan karto kooxda kadhisan caasimadda Spain marka lagaaro sannadda



