Banaanbaxyo ka dhacaya Magalada Jigjiga

Magaalooyin Dowlad Deegaanka kamid ah gaar ahaan Magalada Jigjiga ayaa la filayaa inay maanta ka dhacaan dibadbaxyo xoogan,kuwaas lagu dalbanayo Khadar Jigre iyo Axmed Nuur Saahid oo dowlada u xiran

Waxaa haatan Magalada Jigjiga iyo deegaanada kale laga dareemayaa  qaban qaabada dibadbaxa oo ay ka qeybglei doonaan Rag iyo Dumar intaba.

Qabanqaabiyeyaasha banaanbaxa  ayaa waxaa warqad codsi ah ay  u qoreen hay’adaha ammaanka Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Hoos Ka Akhriso Warqada ay qoreen Qabanqaabiyeyaasha banaanbaxa.